Search for articles:
Home
Somaliland
Somaliya
Afrika
Caalamka
Gallery
Ra'yi / Articles
*GAMES*
Contact Us
TS Online
Hambalyo
Link



posted
Eng.Baana Cali oo casho sharaf u sameeyay Bahda Kubadda Koleyga Somaliyeed ee London (Daawo Sawirada)
image

London 22/06/2010.Waxaa lagu qabtey waqooyiga magaalada London maqaayada Ramada  casho sharaf sare oo ay ka soo qayb galeen bahda kubadda koleyga Soomaalida  ku nool magaalada London,kuwasoo isugu jirey ciyaartooydii hore Qaranka, kuwii dambe, macalimiintii iyo maamulayaashii isboortiga,  xafladatan quruxda badan waxaa soo qabanqaabiyay  Eng Baana Ali oo ah xoghayaha (XSKK).

Eng Baana Ali ayaa ugu horeyntii ka hadlay casho sharafta  kagana mahadceliyay  imaanshahooda ka soo qayb galayaasha kadibna sheegay inuu dalbanaayo in bahda kubadda koleyga ee meesha fadhiya inay iska cafiyaan waxyaabihii ku kale dhaxjirey bahda kubadda koleyga  ee khilaafka ahaa,waxaan doonayaa saaxiibayaal wixii caawa ka dambeeyo soo celiyo walaalnimadeenii iyo saaxiibtinimadii isboortiga ayuu yiri xoghayaha XSKK.

Dhamaan dadkii meesha fadhiyay ayaa aad ugu riyaaqay hadalka wanaagsan ee ka soo yeeray Baana Cali, waxaana markaas kadib hadalo wanaagsan oo u badan istusaaleyn iyo qaabka loo wada shaqayn karo iyadoo la istixgalinaayo ka Hadley  mudanayaasha isboortiga ee kale ah:
Danjire Mohamed Ahmed Caalin , ADAMO,Ahmed Muse, Macalin John , C/qaadir Garwayne,Ahmed Bile,Abdiweli,Osman Shiis,Bashiir Gurey,Abdalle Dheere,Abukar Yusuf,Guleed Farah,Liibaan Dahir,Abukar Abdi,Abdirahman Hussein,Mohamed Abdiweli,Abdirahman Abdi Weli,Abdulahi Abshir,Guled Farah,Liiban Hasan iyo Abdulsabour.

Casho sharafta ayaa ku soo dhamaadey jawi wanaagsan iyo farxad, waxaa xusid mudan in bahda isboortiga kubadda koleyga ee ku nool dalka Ingiriiska magaalooyinkiisa kale duwan intooda badan khilaafkii ku soo kale dhexjirey mudo badan ay go’aansadeen inay dhinac iska dhigeen, isku meelna ka soo wada jeestaan,runtii  arimahaan oo kale waa tilaabo wanaagsan oo u baahan in qurbo joogta isboortiga meel kasto ay joogaan kaga day’daan tilaabada ay  qaadeen bahda kubadda koleyga UK.

kuwasoo markoodii hore isku khilaafay  in laga mid noqdo iyo in aan laga mid noqonin iyadoo aanan lala xisaabtamin qaabka ay ku shaqeeyaan  kooxda(GOS)ee afduubka ku haysata maamulka isboortiga dalka ee dibad wareega ah.

b1_896954454.jpg

b2_655279109.jpg

b3_787097571.jpg

b4_753405238.jpg

b5_763456940.jpg

b6_571095623.jpg

b6_571095623.jpg

b7_928496506.jpg

W/D:Yusuf Yusuf
Sports editor of SSPAMEDIA
mrsomalia@hotmail.com

 

 

 

posted by Abdiraxman Mahamed

Printable version     Email this to a friend

Ogeysiin
Radios
BBC Somali
Radio Somaliland
Radio Horyaal
Radio Galkayo
enterprise
HornAfrik
Television
TVSL
TV International
-enterprise
NewsPapers
Jamhuuriya
Haatuf

SL Political Parties

Kulmiye
Udub Party
Ucid Party
Islam
Aflax Net
Hilinka Toosan
Suxayfa.com
Islam World
Islam City
Websites
Iftin
Somalilandnet
allaybaday.com
HalganNews
Hadhwanaagnews
Qarannews Online
Somalilandnews
Hiiraan.com
Sooyaal.com
Togdheer News
Somalilandfuture
Hargeysa.org
Maandeeq.com
Somalilandmirror
Aftahan.com
Wakiil Business Site
Somalisc.com
eurosomonline.com
Saaxil
 All rights reserved © 2002 - 2004 Togdheer Sports Online - Site Design by Sagal Media Productions