Xulka Holand oo noqday dalkii kowaad u gudba wareega labaad cayaaraha kubada cagta 2010 ,Hal iyo Eber kaga badiyay Xulka Jabaan
Cayaartan oo ku bilaabantay werar iyo werar celis labada kooxod Holand iyo Jabaan waxay labada xul soo bandhiigen ciyaar dadweyinihi raali gelisa balse cayaartan ayaa qaybtii hore waxay ku soo gebo gebowday 0-0
.
Qaybtii 2aad Ciyaarta ayaa ku bilaabantay jawi ka duwan qaybtii hore waxaana labada koxoodba waxay ka badalen qab cayaarodkoodi hore balse gari laba kama wada qoslise waxay guushi racday xulka Holand oo gool dhaliya una dhaliyay Sneijder oo ka cayaara kooxda horyaalka Talyaniga iyo Yurub Inter Milan
Dalka Holand ayaa labadi cayaarod ay ciyaaren badiyay waxaanay noqden wadanki kowaad u gudba wareega 2aad isrereebka koobka aduunka 2010