Search for articles:
Home
Somaliland
Somaliya
Afrika
Caalamka
Gallery
Ra'yi / Articles
*GAMES*
Contact Us
TS Online
Hambalyo
Link



posted

Capello Oo Captain-ka Xulka England Ka Dhigay Gerrard

image

 Tababaraha xulka England Fabio Capello ayaa xaqiijiyey in ciyaarayahan Steven Gerrard uu hogaamin doono xulka Ingiriiska ciyaarta saaxibtinimo ee ay caawa garoonka Wembley isku haleeli doonaan Ingiriiska iyo Masar.

 

 

 

Gerrard oo ahaa kabtan ku xigeenka xulka ayaa caawa noqonaya kabtanka koowaad kadib marki uu dhaawac soo gaaray kabtanka xulka Rio Ferdinand.

Macalinka xulak qaranka Ingiriiska oo ciyaarta caawa isugu diyaarinayo ciyaaraha Koobka Aduunka ayaa ugu baaqay ciyaaryahanada in ay meel isaga tuuraan wararka la xiriira Terry iyo Wayne Bridge isla markaana ay xooga saaraan sidi ay guul u gaari lahaayeen.

Sidoo kale tababarahn u dhashay dalka Talyaaniga ayaa rajeynaya in taageerayaasha aysan ku orin doonin kabtanki hore Terry.

By Cabdiqadar Banaaneey


 

posted by Mubaarik Yuusuf

Printable version     Email this to a friend

Ogeysiin
Radios
BBC Somali
Radio Somaliland
Radio Horyaal
Radio Galkayo
enterprise
HornAfrik
Television
TVSL
TV International
-enterprise
NewsPapers
Jamhuuriya
Haatuf

SL Political Parties

Kulmiye
Udub Party
Ucid Party
Islam
Aflax Net
Hilinka Toosan
Suxayfa.com
Islam World
Islam City
Websites
Iftin
Somalilandnet
allaybaday.com
HalganNews
Hadhwanaagnews
Qarannews Online
Somalilandnews
Hiiraan.com
Sooyaal.com
Togdheer News
Somalilandfuture
Hargeysa.org
Maandeeq.com
Somalilandmirror
Aftahan.com
Wakiil Business Site
Somalisc.com
eurosomonline.com
Saaxil
 All rights reserved © 2002 - 2004 Togdheer Sports Online - Site Design by Sagal Media Productions