tacsi ku socota qoyskii,eheladii iyo asxaabtii uu ka baxay Allaha u naxriisto Wasiirkii Isboortiga Soomaaliya Marxuum Suleyman Colad Roble oo ku geeriyooday dalka Sacudiga

Dhamaan hawlwadeenada bahda Togdheer Sports.Online waxay tacsi wadajir ah u dirayan qoyskii,eheladii iyo asxaabtii uu kabaxay Wasiirkii Isboortiga Soomaaliya Marxuum Suleyman Colad Roble oo ku geeriyooday dalka Sacudiga Waxaanu leenahay samir iyo iimaan ilaahay haka siiyo dhaamaantood, isagana jannadii fardowsa alle haka waraabiyo.
Aamiin Aaamiin Aaamiin
Bahda Togdheer Sports.Online