Search for articles:
Home
Somaliland
Somaliya
Afrika
Caalamka
Gallery
Ra'yi / Articles
*GAMES*
Contact Us
TS Online
Hambalyo
Link



posted

Ciyaaryahan Caan ah Oo Diinta Islaamka Ku Soo Biiray.

 

 

image

Ciyaryahankii Hore Ee Xulka Portugal iyo Naadiga Liverpool daafca kaga ciyaari jiray Ee Abel Xavier ayaa maalintii isniinta aheyd  ku dhawaaqay inuu muslimay,isla markaana uu la baxay magac cusub Oo ah Feysal  kaasoo hadda waxii ka dambeeyay loogu yeeri doono.

Feysal (Xavier) aya haatan u ciyaara Naadiga Al Imaaraat Ee ka mid ah Kooxaha Heerka 1aad Ee Wadanka Imaraataka carabta.

 

Feysal aya ka hor ciyaartii Naadigiisa Ee AL Ain la laheyd iskugu yeeray saxaafada isagoona howlka shirarka jaraa'id Ee Kooxdiisa ku casuumay warbaahinta inay yimaadaan,waxuuna halkaasi kaga dhaawaqay islaamnimadiisa,isagoona halkaas kula baxay magac muslimeed oo ah Feysal.

 

 

 

 

Abel Xavier (Feysal) ayaa 29 November 2009 u dabaaldagay sanadguuradiisa da'diisa 37aad,waxuuna ahaa mid ka mid ah  ciyaaryahanada  caan ka ah caalamka isagoona ku caan baxay habka uu timaha u jarto isla markaana uu umidibeeyo,waxuuna horay ugu soo ciyaaryay Wadanka England Naadiga ka dhisan Ee Liverpool.

sidoo kale waxuu ka mid ahaa Ciyaaryahndii caanka ahaa Ee Wadanka Portugla ugu qayb galay ciyaarihii Euro 2000 iyo 2002 Koobka Adduunka Ee lagu qabtay Wadamada Korea iyo Jaban.

Xuseen Maxamed Riiko

xuseen_4d@hotmail.com/xuseenriiko@hotmail.com


 

posted by Mubaarik Yuusuf

Printable version     Email this to a friend

Ogeysiin
Radios
BBC Somali
Radio Somaliland
Radio Horyaal
Radio Galkayo
enterprise
HornAfrik
Television
TVSL
TV International
-enterprise
NewsPapers
Jamhuuriya
Haatuf

SL Political Parties

Kulmiye
Udub Party
Ucid Party
Islam
Aflax Net
Hilinka Toosan
Suxayfa.com
Islam World
Islam City
Websites
Iftin
Somalilandnet
allaybaday.com
HalganNews
Hadhwanaagnews
Qarannews Online
Somalilandnews
Hiiraan.com
Sooyaal.com
Togdheer News
Somalilandfuture
Hargeysa.org
Maandeeq.com
Somalilandmirror
Aftahan.com
Wakiil Business Site
Somalisc.com
eurosomonline.com
Saaxil
 All rights reserved © 2002 - 2004 Togdheer Sports Online - Site Design by Sagal Media Productions