TogdheerSports

Search for articles:
Home
Somaliland
Somaliya
Afrika
Caalamka
Gallery
Ra'yi / Articles
*GAMES*
Contact Us
TS Online
Hambalyo
Link


Ra'yi - Faallo / Opinion - Articles

Taariikhda ciyaaraha olombikada aduunka (olympic games )
Halkan Ka Daawo Hees Ku Saabsan Bishan Barakaysan ee Ramadaan ay inoo qaadayaan Laba Fanaan ee Cabdirisaaq Gaadaco iyo Faysal Yare
Xadiis saxiix ah oo Nabbi Muhammad laga wariyay (SCW) ayaa wuxuu leeyahay sidan: Qofka ka tagaa salaada wuxuu leeyahay 15 ciqaabood
Lionel Messi oo hambalyo ku aadan bisha Ramadaan u diray Muslimiinta caalamka
Dardaarankii Nabigeena NNKH : Waxaan idiin dardaarmayaa salaadda iyo wixii ay hanatay (milkisay) gacmihiinu
XAFLAD AY XAWAALADA DAHABSHIIL U QABTAY LABADII KOOXOOD EE GALAY KAALINTA 1AAD IYO 2AAD EE TARTANKII 18 MAY OSLO.SAWIRO
posted 03/09/2010
Mo Farah pulls out of Commonwealth Games.

Double European champion Mo Farah has announced his withdrawal from the Commonwealth Games because of fatigue. The 27-year-old, who won gold for Great Britain in the 5,000m and 10,000m at the European Championships in Barcelona, said he needed a rest.

Read more
posted 02/09/2010
Taariikhda ciyaaraha olombikada aduunka (olympic games )

imageAkhristayaasha sharafta leh ee Somalisc.com waxaan usoo bandhigeynaa taariikhda ciyaaraha olombikada aduunka ( Olympic Games ) ee xagaaga oo ah tar tan ciyaareedka ugu balaaran caalamka .

Read more
posted 01/09/2010
Shalay ayaa ugu danbeysey kala iibsiga ciyaartoyga Dalka ingiriiska

Waxaaa shalay soo gebo geboobay kala Iibsiga cayaartoyga wadanka ingiriska waxaa hoos ka akhriisatan cayaartoyga ku cusub  kooxaha Qarada Yurub iyo kuwa kooxaha ka tagay.

Read more
posted 30/08/2010
Aug 30, 2010 Kadra Ege – The face of England’s world cup bid team in a penalty shoot out with FIFA inspectors

England 2018 launched the opening day of their FIFA inspection with a Downing Street reception where the deputy Prime Minister called the World Cup bid “unbeatable” but with Sepp Blatter issuing comments that serve as both a boost and a warning for the campaign.

Read more
posted 29/08/2010
Halkan Ka Daawo Hees Ku Saabsan Bishan Barakaysan ee Ramadaan ay inoo qaadayaan Laba Fanaan ee Cabdirisaaq Gaadaco iyo Faysal Yare
http://oodweynenews.com/news/8983-halkan-ka-daawo-hees-ku-saabsan-bishan-barakaysan-ee-ramadaan-ay-inoo-qaadayaan-laba-fanaan-ee-cabdirisaaq-gaadaco-iyo-faysal-yare.html
Read more
posted 16/08/2010
Xadiis saxiix ah oo Nabbi Muhammad laga wariyay (SCW) ayaa wuxuu leeyahay sidan: Qofka ka tagaa salaada wuxuu leeyahay 15 ciqaabood

Xadiis saxiix ah oo Nabbi Muhammad laga wariyay (SCW) ayaa wuxuu leeyahay sidan:
Qofka ka tagaa salaada wuxuu leeyahay 15 ciqaabood.
* Lix ciqaabood nolosha ayuu ku muteystaa* Sadex marka uu dhinto* Sadex marka qabriga lagaliyo
* Sadexna maalinta qiyaamaha

Read more
posted 16/08/2010
Lionel Messi oo hambalyo ku aadan bisha Ramadaan u diray Muslimiinta caalamka

image

Xiddiga sare Xulka Argentina iyo Kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa ugu hambalyeeyay Dhamaan dadka Muslimiinta ah bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan, isagoo u rajeeyay dhamaan taageerayaasha iyo saaxiibadiisa sooman ee kala ciyaara kooxda Barcelona inay ku soomaan Nabad iyo farxad.

Read more
posted 15/08/2010
Dardaarankii Nabigeena NNKH : Waxaan idiin dardaarmayaa salaadda iyo wixii ay hanatay (milkisay) gacmihiinu

Nebigu wuxuu jiranaa 18 maalmood oo ay Asxaabtu booqanayeen Xanuunkiisa, Xanuunkii ugu horreeyay wuxuu ahaa Madax-xanuun,habeenkii isniinta ee uu maalinkeeda dhiman doono ayaa xanuunkiisii cuslaaday.

Read more
posted 14/08/2010
Koobka dhalinta cuslaatey oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Manchester

Waxaa magaalada Manchester lagu qabtey koob loogu magacdarey  Somali old boys  oo ay soo qabanqaabiyeen ururka  dhalinyarada cuslaatey ee Manchester, koobka  waxaa ku tartamay kooxaha kale ah Allstars, Geeska Afrika, Alraxma iyo kooxda Siinaay

Read more
posted 13/08/2010
Ramadan tournement in Gothenborg oo maanta xariga laga jaray, iyo ciyaar xiiso badan oo lagu soo bandhigay.

Waxaa sida la filaayay furmay koobkii loogu magacdaray ciyaaryahanka weyn taariiq culusna ku leh kubadda cagta Shiiqaalow. Waxaa ciyaarahan ka qeybgalaaya ilaa lix kooxood oo dhamaan wada dagan Gothenborg.

Read more
posted 05/08/2010
FIFA Oo Ganaaxday Xulalka Spain Iyo Netherlands Oo Ku Kulmay Ciyaartii Finalka Ee Koobkii Aduunka

Xiriirka kubada cagta aduunka ee Fifa ayaa ganaaxay  xulka isku arkay ciyaartii Finalka ee Koobka aduunka  ee ka qabsoomay dalka koonfur Afrika. Dalalka Spain oo ah horyaalka kubada Cagta aduunka iyo xulka galay kaalinta labaad ee Netherlands ayaa ganaax lasaaray kadib markii ay  akhlaaqdaro  soo bandhigeen ciyaartoygoodu  kulankii finalka ee dhacay bishi July 11-keedii.

Read more
posted 05/08/2010
Roberto Baggio ayaa loo magacaabay gudoomiyaha qeybta farsamada xiriirka wadanka Talyaaniga halka Arrigo Sacchi iyo Gianni Rivera sidoo kale jagooyin loo magacaabay

imageXubnaha Xiriirka kubadda cagta wadanka Talyaaniga ayaa isku raacay in Baggio uu madax u noqdo qeybta farsamada xulka qaranka wadanka Talyaaniga kadib kulan ay yeesheen xubnahas.

Read more
posted 01/08/2010
Cayaartii faynalka iyo xiritaankoodii

Ciyaartii Fiinaalka ee kubadda Cagta Eurosom ee sannad waliba lagu qabto qaarada Yurub ayaa waxaa ugu danbayntii ku guuleystay kooxda martida loo yahay ee Kanava Finland ka dib markii 4 – 0 ay ku garaacday kooxda Gothenburg ee dalka Sweden.

Read more
posted 31/07/2010
Mo Farah oo Guul U soo Hooyey Somaliland..Mujaahid Suufi

Waxaa Maanta inagu waajiba Shacab waynaha Reer Somaliland inaynu hanbalyayno Guusha uu soo hooyey wiilka dhalinyarada ah ee Reer Somaliland

Read more
posted 29/07/2010
Mo farah calanka Somaliland iyo ki ku ordayay Ingiriska gacanta midig ku wada haysta
Mohamed Farah oo gacanta Midig ku haysta calanka Somaliland marku ku gulaystay orodki 10.000 mitir wadnaka Ispayn ka dhacay shalay 27/07/2010
Read more
posted 28/07/2010
Mo Farah oo ku guuleystay Billadda Dahabka Orodka 10.000M ee Barcelona

Mohamed Farah oo asal ahaan ka soo jeeda dalka Jamuuriyada Dumuqraadigaa ee Soomaaliland  isla markaana haysta dhalashada dalka Britian ayaa helay billadda dahabka ah ee orodka dheer 10,000m ee cayaaraha fudud ee horyaalka wadamada Qaarada Yurub ee lagu qabtey magaalada Barcelona ee dalka Spian Maxamed Farax ayaa in badan ku taamayey in uu ku guulaysto Biladan Dahabkaa waxaanu gaadhay manta.

Read more
posted 27/07/2010
Koobka Somali Football Festival London 2010 ayaa si rasmi ah uga furmay galabta Galbeedka magaalada London

Waxaa galabta oo ay taariikhdu tahay 26/07/2010 si rasmi ah uga furmay Garoonka Linford Christie koobka Somali Football Festival 2010 oo ay soo qaban qaabiyeen  qaar ka mid ah ciyaartooydii hore ee Kubadda cagta dalka Soomaaliya.

Read more
GAMES

CIYAARO
Radios
BBC Somali
Radio Somaliland
Radio Horyaal
Radio Galkayo
enterprise
HornAfrik
Television
TVSL
TV International
-enterprise
NewsPapers
Jamhuuriya
Haatuf

SL Political Parties

Kulmiye
Udub Party
Ucid Party
Islam
Aflax Net
Hilinka Toosan
Suxayfa.com
Islam World
Islam City
Websites
Iftin
Somalilandnet
allaybaday.com
HalganNews
Hadhwanaagnews
Qarannews Online
Somalilandnews
Hiiraan.com
Sooyaal.com
Togdheer News
Somalilandfuture
Hargeysa.org
Maandeeq.com
Somalilandmirror
Aftahan.com
Wakiil Business Site
Somalisc.com
eurosomonline.com
Saaxil
 All rights reserved © 2002 - 2004 Togdheer Sports Online - Site Design by Sagal Media Productions